Xamse oo sheegay in Somalia dhowaan ka xoroobeyso saddex arrimood oo la degay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb-galay Munaasabad Af-fur ah oo lagu maamuusayey sannad-guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii howlgalkii hore ee AMISOM loo beddelay ATMIS, ayaa uga mahadceliyey dadaalkooda naf-hurnimada ah ee ku aadden nabadeynta iyo xasillinta Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha, oo ka hadlayey horumarka laga gaaray dagaalka dalka looga xoreynayo … Continue reading Xamse oo sheegay in Somalia dhowaan ka xoroobeyso saddex arrimood oo la degay (Sawirro)